Get Adobe Flash player
Get Adobe Flash player
Home About

Ugu horayn Asalaamu Calaykum mar labaadka aad baad ugu mahadsantihiin booqashada aad boggan soo booqateen.

marka xiga boggan sida magaciisa kaaga muuqata waa bar internet oo loogu talagay bahwaynta ardayda ee Soomaaliyeed

ee ku kala nool daafaha caalamka khaasatan ardayda heer dugsi sare ilaa heer jaamacadeed inay ka faa'idaystaan isuguna faa'ideeyaan cilmiga uu midba kan kale dheeryahay inaga oo ka shiidaal qaadanayna maahmaahda asal ahaan carabiga ah ee

(العلم بين التلاميد) oo micnaheedu noqonayo (Aqoontu Ardayda dhexdooda ayay ku jirtaa) sidaa darteed waxaynu doonaynaa in aqoontaas dhexdeenna ah aan hal meel isugu keenno si aynu uga faa'idaysanno innagu, dhaxal galna ay ugu noqoto jiilalka inaga dambeeya. xadiiskii Rasuulkuna (CSW) wuxuu ahaa ( waxaa jira qof markuu dhinto ajarkiisu uu soconayo waana qofka ka dhinta Sadaqo Jaarriya ah, Cilmi naafic ah oo uu dadka baray iyo Awlaad wanaagsan oo usoo ducaysa)

boggan waxaa loogu talagalay in ay ardaydu ay ka helaan casharro taxane ah oo isugu jira Maqal, Muuqaal iyo Qoraalba sidoo kale waxay ardaydu ka heli doonaan Downloads iyo Forum ay kusoo qori karaan wixii waydiimo iyo jawaabo ah.

maamulka boggani wuxuu aad usoo dhawaynayaa cid kasta oo aaminsan fikirka ah in ardayda Soomaaliyeed aqoontooda iswaydaarsadaan isla mar ahaantaasna haysa talooyin, casharro iyo fikrado kaleba oo lagu horumarinayo bahwaynta ardayda Soomaaliyeed. Aad baad ugu mahadsantahihiin soo booqashada boggan.

Wasalamu Calaykum Wa Raxmatullah

Last Updated (Thursday, 28 April 2011 09:00)

 
Get Adobe Flash player
SH.Alhussery Quran (dhegeyso)
Hit-Counter
Content View Hits : 11444
Who is Online
We have 3 guests online
Login Form



Polls
Webkan see u aragtaa?
 
Web-Links
      Vb-tutor    
Slipe.net
     Web developer
     Ilays Edu-Academy
     Nugaaluniversity        
       Horseedmedia       
       Horufadhinews        
       AllSSC.com