Get Adobe Flash player
Get Adobe Flash player
Home News World News

News

Shirkii Khaatumo ee SSC London O Galay Maalintii Saddexaad-(Sawiro)-

Waxaa maalintii sadexaad socda shirkii Aqoonyahanada SSC uga furmay Khamiistii magaalada London, isagoo u socda si habsami ah.

Shirkan oo lagaga arrinsanayo waxqabadka deegaamada SSC ayaa waxaa kasoo qaygalay ergooyinka ka kala yimid dhamaan qaaradaha aduunka.

Last Updated (Monday, 25 April 2011 14:18)

Read more...

 

abaaraha-kajira-gobolka-sool

Xaalada abaareed ee kataagan deegaamo hoos yimaada gobolka sool oo lagu soo waramayo in ay kataagantahay xaalad cakiran oo ah abaar baahsan oo saamaysay dadka iyo xoolahaba oo uu dhulki noqday mid gabaahiira oo aanay xoolahu waxba kasoo qaadayn lana layahay biyo lacabo iskaba daayoo waxay cunaan dhibaatada ugu weyn ee taagan oo ah sida idiinka muuqata sawiradan aanu kusoo

Last Updated (Sunday, 24 April 2011 08:14)

Read more...

 

Libya: Gaddafi government accepts truce plan, says Zuma

 

South African President Jacob Zuma says the Libyan government has accepted an African Union peace proposal to end the eight-week-old conflict.

Mr Zuma's AU delegation met Libyan leader Col Muammar Gaddafi in Tripoli on Sunday. An AU team is going to the eastern rebel stronghold of Benghazi

.Col Gadafi


Read more...

 

Ardayda sanadka 1aad ee Nugal University gaar ahaan team-ka Nusu oo hawlo wacyi-gelin ah goobaha waxbarasho ee magaalada Lascanod ka fuliyey


Waxa caawa lagu qabtay hallka shirarka ee Jaamacada Nugaal University, bandhig ay ardayda jaamacadda Nugaal gaar ahaan qaybta sanadka 1aad (Batch 1) hadaba barnaamijka ayaa u dhacay sidatan:

Ugu horrayn waxa hadalka lagu furay aayadaha qur’aank kariimka iyo wacdi lagaga  hadlay muhiimadda tacliinta iyadoo ardayda lagu baraarujiyay in dhanka diinta aad loogu dadaalo, taasi oo uu akhriyay Aadan Cali Nuur..

Waxa barnaamijka xidhiidhinayay  ardayga magaciisu yahay C/raxmaan Jaamac Sahal oo ka warbixiyay hawshan ay qabteen ardaydu isagoo sheegay inay hawshan qabteen urur ay sameeyeen ardaydu looguna magac daray Midowga ardayda Jaamacadda Nugaal (Nugaal University Students Union ).

Ka dib, waxa hadalka qaatay Guddoomiyaha Ururkan NUSU Shaafici Cabdi Sulaiman, isagoo ka waramay inay hawlo wacyigelin ugu baxeen dugsiyada sare ee ka dhisan Laascaanood,

Last Updated (Wednesday, 19 January 2011 13:37)

Read more...

 
Get Adobe Flash player
SH.Alhussery Quran (dhegeyso)
Hit-Counter
Content View Hits : 11448
Who is Online
We have 12 guests online
Login Form



Feeds
Polls
Webkan see u aragtaa?
 
Web-Links
      Vb-tutor    
Slipe.net
     Web developer
     Ilays Edu-Academy
     Nugaaluniversity        
       Horseedmedia       
       Horufadhinews        
       AllSSC.com